Shiikh Cabdullahi Farax Bile oo xubin ka ahaa gudigii shalay uu magacabay Shikh Shakir ayaa xubintaas iska Casilay. Waxaana is casilaadiisa uu ku sheegay in aan horay loogala tashan.
Gudiga lala magacaaga oo ahaa 11 xubnood ayaa labo kamid ah Shalay sidaan oo kale ay ku dhawaaqeen is casilaad kuwa kalana waxaa la filayaa inay iscasilaan maanta.
Naftaada Nabadda Bar
Leave a Reply