Daawo:Gudiga doorashada Galmudug oo Gudoomiye iyo kuxigeen ku doortay Magalada Dhuusamareeb

Waxaa Magaalada Dhuusa-mareeb kulan ku yeeshay guddigii farsamada Maamul dhisida Galmudug waxayna kulankaas ku doorteen guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa.

Xubnaha guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug ayaa guddoomiyaha guddiga waxa ay u doorteen Cabdinaasir Geelle Cilmi halka iyaga oo sidoo kalana Axmed Caafi u doortay guddoomiye ku xigeenka guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.