Daawo:Mid kamid ah Beelaha daga Caabudwaaq oo sheegay inaysan ogalaan doonin Nidaab ay sheegeen in lagu dhisayo golaha deegaanka

Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha, waxgaradka, siyaasyiinta, Haweenka iyo Culumada Beel kamida Beelaha daga Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay inaysan ogalaan Doonin Nidaamka qaldan ee lagu dhisaayo golaha Degaanka Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.