Axmed Yusuf Warsame oo ku dhawaaqay Musharaxa Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug

Mudane ahmed yusuf warsame Ahmed Taajir Waa Nin Dhalanyaro ah aqoon leh xirfad siyaasadedna leh waa nin isku keeni karo dhamaan shacabka reer Galmudug, Musharax Axmed Taajir haduu xilkaas ku Guulaysto waxuu balan qaaday in uu waxbadan ka badali doono xalada siyadeed iyo in ay yeelan doonto maamul iyo kala dambayn u horseedda, sidii ay ku heli lahaayeen adeegyadii loo baahnaa ee aasaaska u ahnolasha dadweynaha, si ay uga soo kabtaan dhibaatooyinkii laga dhaxlay dagaaladii sokeeye iyo burburkii iyo qaran-jabkii ku habsaday dalka iyo dadka.

 
Si kastaba ha ahaatee Mudane Ahmed Yusuf Warsame (Ahmed Taajir) oo haatan ah Musharaxa u taagan qabashada xilka Madaxweyne ku xigeen ee Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa hubaal ah inuu yahay masuul ku sifoobay daacadnimo, dulqaad, hufnaan, hawl-karnimo, aqoon iwm, kaa soo haddii Uu ku guulaysto xilkaan laga filayo inuu dhidabada u taago maamul adag oo majara hagaagsan oo wax wayn ka qabta dhamaan adeegyada aasaaska u ah nolasha bulsha-weynta reer Galmudug.
GEDOTIMES   

Abdirahman Alfa Mohamud

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.