Daawo:Beelaha Bari si kulul ugu jawaabay Deni iyo Faroole

Sadex Beelood oo kulan ku yeeshay Magaalada Boosaaso ayaa waxay ku dhawaaqeen dagaal ka dhana Madaxwaynaha Puntland saciid Cabdulaahi Deni iyo Faroole, waxaa kaloo sheegeen wax garadkaan isugu yimid Boosaaso inaysan Garoowe noqon doonin Magaalo madaxda Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.