Shir ku saabsan madasha Arimaha bini’aadanimo ee dalka isla markaana ay soo qaban qaabisay wasaaradda gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka Xfs,ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Shirkaan oo ay ka qeybgaleen guddiga gurmadka qaranka ,deeq bixiyaasha, ururada caalamiga ah ee ka shaqeeya arimaha gargaarka , ururada bulshada, waxaana looga hadlayaa sidii looga jawabi lahaa fatahaada wabiyadda shabeelle iyo jubba iyo sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay deegaanadaasi.
Leave a Reply