Golaha Duubabka Dhaqanka Beelaha Daga Deegaanada Galmudug ayaa Sheegay Mowqifkooda ku aadan soo xulida xildhibanada Galmudug.
Goluhu waxay isku raaceen in Urur iyo Dad gaar isku bahaystey aanay sharci ulahayn inay xildhibanada cusub ee Galmudug soo xulaan sidaas darteedna Dowlada federaalka ah iyo Ahlusuna aysan sharci iyo awood u lahayn in 35 Xildhibaan oo kamida 89 xildhibaan ee Galmudug Ehlusuna lasiiyo.
Leave a Reply