Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2019

No Image

Daawo:Farmaajo iyo Khayre oo lagu eedeeyey inay si xun ula dhaqmeen Degmada Balanbale

30th October 2019 admin 0
Gabre

Daawo:Xasan Shiiq oo Daruustii gabra lasoo shaqo tagay

30th October 2019 admin 0
sharif

Daawo:Shiiq Shariif oo kala Garan waayey Maalinta Siyaasada iyo Tan Gurmadka Fatahaadaha

30th October 2019 admin 0
lacag

Daawo:Culimada Puntland oo gurmadkii ugu horeeyey ugu deeqay Fatahaadaha Baledweyne

30th October 2019 admin 0
deni

Akhriso:Deni oo Codsaday in Xilka laga qaado Xildhibaan Cawil

30th October 2019 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa xafiiska Xeer ilaalinta Puntland ku amray inay Guddoonka barlamaanka ka codsadaan in Xasaanada Xildhibaan nimo laga qaado si maxkamad […]

aqalka sare

Daawo:Guddoomiyaha aqalka sare oo Turkiga ugu hambalyeeyey Maalinta Madaxbanaanidooda

30th October 2019 admin 0

Guddoomiyaha golaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Jamhuuriyadda Turkiga ugu hambalyeeyay maalinta madaxbanaanida dalkaas ka dib munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho oo kasoo […]

No Image

Rag loo haystay Dilkii Gudoomiyihii Maxaas oo la xukumay

30th October 2019 admin 0

Soomaaliya ayaa saaka xukunno kala duwan ku ridday eedaysanayaal loo haysto inay ku lug lahaayeen qarax bishii April ee sanadkan lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii dagmada […]

muusa

Dadka ay isku haystaan dhulka Madaxweyne Biixi oo soo Bandhigay sharcigooda

29th October 2019 admin 0
No Image

Daawo:Munasabad lagu tageerayay gudiga dorashoyinka galmudug ee dowladu magacowday ayaa lagu qabtay Caabudwaaq

29th October 2019 admin 0

Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada Dagmada Caabudwaaq luguna taageeraayey gudiga doorashada galmudug sidoo kalana lugu soo dhaweynaayo dadaalada dowlada ee dhismaha galmudug midaysan ayaa […]

ggeele

Daawo:Shirka Midawga Afrika oo lagu Qabtay Jabuuti

29th October 2019 admin 0
No Image

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka reer Berdaale

29th October 2019 admin 0
wabi

Daawo:Dowlada Soomaliya oo ka warbixisay xaaladii ugu dambaysay ee saameynta fatahaadda Wabiyada

29th October 2019 admin 0

Guddoomiyaha guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha Xamsa Saciid Xamsa ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay guddigu deeq bixiyaasha caalamka iyo xaaladihii ugu dambeeyay ee […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa dalka Turkiga

29th October 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan maalinta Jamhuuriyadda dalka Turkiga waxa uu u diray dhiggiisa dalkaas […]

Sawiro:Fatahaada wabiyada oo sameeyey Degmada Baardheere

29th October 2019 admin 0

ku dhowaad 20 kun oo Qoys ayaa ku Barakacay Daadadka Roobabka iyo webiga Jubba oo ku Fatahay Baardheere iyo Deegaano hoos yimaada.Xogtaan ayaa soo baxdey […]

Daawo:Xisbiga Waddani Oo Walaac Ka Muujiyay Suxufiyin Somaliland Cadaalad Daro Uga Yaaceen

29th October 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes