
Sawiro:Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo Agaasimayaasha Guud Amaan u jeediyey
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa sheegay in Agaasimayaasha guud ay yihiin keydka, Xasuusta, laf-dhabarta iyo Mashiinka Dowladdu […]