Daawo:Xildhibaan Cawil oo ka hadlay Fashilkii Deni iyo go’aanka laalista dacwaddii ka dhanka ahayd

Xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa u codeeyay iney sharci darro aheyd Warqaddii dhawaan ka soo baxday xafiiska Xeer ilaalinta ee Lagu dalbanayay in xanaasanadda laga qaado Xildhibaan Cawil Daad.

Waxaana xildhibaanada Puntland sheegeen inay fowdo ahayd amarkii kasoo baxay Xeer ilaalinta Puntland gadaalna ka riixaayey Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi deni.

Xildhibaan Cawil Daad ayaa ka hadlay fashilkii ku yimid Deni waxuuna ka warbixiyey qorshaha la xisaabtanka Xukuumada Puntland taas oo Barlamaanka Puntland guda galayaan maalmaha soo socda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.