Daawo:Wasiir Sabriye oo haraadigii Ahlusuna ugu baaqay inay isoo dhiibaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa xalay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud kula hadlay Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala ee Bulshada ayaa waxa uu sheegay in Ahlusunna ay hortaagan tahay dhismaha Galmudug.

Wasiir Sabriye ayaa sheegay in dhaqanka ka muuqda Ahlusunna uu yahay dib u noqosho, isagoona uga digay inay Fashiliyaan hannaanka geeddi socodka dhismaha dowlad Goboleedka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.