Waxagaradka kasoo Jeeda Kabxanley iyo Deefow oo katirsan Gobolka hiiraan ayaa waxay sheegeen maamulka Hirshabeele inaysan wax kasoo gaarsiijn deeqihii loogu talagalay fatahaada wabiga shabeele.
Waxgaradkaan ayaa waxay Dowlada iyo bulshada Soomaaliyeed ka codsadeen in gurmad dag daga lala soo gaaro madaama Bulshada Deefow iyo Kabxanley ay dadka biyuhu dhibaato wayn ugaysteen ka hor intaysan Beledwayne Harqin.
Leave a Reply