Qaar kamid ah Ururada Haweenka Degmadda Caabudwaaq ayaa sheegay inay doonayaan in degmaddu yeelato Gole deegaan balse waxay sheegeen sida hadda wax lagu wado ay tahay mid Bulshada lagu kala fogeynayo
Haweenka ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ugu baaqeen in ay wax kaqabato shaqsiyaadka Bulshada kala fogeynaya
Iyagoona soo jeediyay Golaha deegaanka In dib loodhigo inta ladhisayo maamulka Galmudug.
Leave a Reply