Daawo:Luuq Ciidamadii ka soo Go’ay Darawiishta Jubbaland oo Dowlada Soom aliya Baaq u diray

Ciidamo ku dhawaad gaaraya 160 askari kuwa oo ka tirsana ciidamada daraawiishta jubaland ee fadhigooda yahay degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka so go’ay ciidankaasi, waxaayna sheegteen in ka mid noqdeen ciidamada Dowlaxda Federaalka ah ee soomaliya.

Ciidankan oo shalay soo gaaray Degmada Luuq ayaa ka codsaday dowlada Somaaliya in si deg deg ah ay ugu so caga dhigtaan goroonka diyaradha ee degmada luuq ee gobolka gedo madaama ay gacan ku hayntiisa la wareegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.