Heshiiskaan ay wada saxiixdeen Wasiirka Wasaaradda Caafimadka ee xukuumada federaalka Soomaaliya Drs. Fowsiiya Abiikar Nuur iyo Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa gaaraya ilaa 3 mliyan Euro, oo ay Dowlada Talyaanigu ugu talagashay in wax looga qabtay Caafimaadka dadka Soomaaliyeed oo wasaaradda Caafimaadka loo marsiinaayo.
Leave a Reply