Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa BBC Somali u sheegay in aysan “sharci ahayn” codkii maanta Baarlamanka ee xilka looga xayuubiyay.
Gudoomiyihii Hore ee Puntland ayaa waxaa kaloo sheegay Garoowe inaysan ahayn Caasumad Puntland ee tahay Magaalo Beeleed.
Leave a Reply