Daawo:Jaaliyada Maakhir ee America oo sheegtay inay Puntland Burburtay

puntland

Kulan ay isugu yimaadeen Jaaliyada Maakhir ee North America ayey ku sheegeen inaysan jirin wixii hada ka dambeeya Puntland loo dhan.

Jaaliyada Maakhir ayaa waxay eed dusha ugu tuureen Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni inuu ka dambeeyeo Fowdada ka dhacday Barlamaanka Puntland .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.