Deeq kakooban Raashiin Dhar Daawo iyo cunooyinka nafaqeynta dhalaanka ayna iska soo uruuriyeen Ganacsatada iyo Qeybaha Bulshada kunool Deegmooyninka Matabaan Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa lagaarsiyay dadka ay saameyeen Fatahaad u wabiga Shabelle kasameyay Magaalada Baladweyne.
Leave a Reply