Daawo:Luuq Ciidamadii kasoo goostay Darawiishta Jubbaland oo Mar labaad dowlada Somaliya baaq udiray

Kulan ay wada qaateen odiyaasha dhaqanka iyo saraakiisha waday ciidamada soo gaaray degmada luuq ee gobolka gedo ayaa waxa looga hadlaayay sidii layka kaashan lahaa wada shaqeenta amniga Degmada.


Dhana kale odayaasha ayaa sheegay in ay soo dhaweynayan ciidamadaan kaso goostay Draawiishtii Jubbland kuna biiray Ciidamada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya waana ku farxasanahay.


Saraakiisha ciidanka waday ayaa u sheegay in ay mar waliba u taagnaan doonaan difaaca jiritaanka Soomaliya waxay Dowlada Soomaliya ugu Baaqeen inay si dag daga kusoo gaarto Gobolka Gedo agar ahan Degmooyinka Luuq, Doolow iyo Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.