Wafdi uu hogaamninayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa Gaaray Magaalada Addis-ababa ee Dalka Ethopia.
Guddoomiyaha Waxaana Garoonka Diyaaradaha Ku soo Dhaweeyey Guddomiyaha Baarlamnka Federalka Ethopia, Xildhibaanno, Iyo Mas’uuliyiin kale oo Ka socota dalkaasi
Safarka Guddoomiye Mursal oo la tilmaamay in uu salka ku hayo xoojinta xiriirka labada dale e Soomaaliya iyo Itoobiyaayaa ka Dambeeyay casuumaad uu ka helay dhiggisa dalka Ethopia.
Leave a Reply