Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed la qaatay Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal iyo amuuraha guud ee gobolka ee ay labada dal dan-wadaagta ka yihiin.
Labada Madaxwayne ayaa waxaykaloo kawada hadleen ladgaalanka shabaab iyo Ciidamada Uganda ka jooga dalka Soomaliya kuwaas oo kamida Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM.
Leave a Reply