waftigan uu hoggaaminayo guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal sheekh cabdiraxmaan ayaa markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha ee Garaad Will-Waal ayaa waxaa si diriiran ugu soo dhaweeyay Af-hayeenka Baarlamaanka DDS Mudane Cabdi Maxamed Aadan iyo masuuliyiin heer deegaan ah.
waftiga ayaa mudada ay joogaan Deegaanka waxa ay kulamo la qaadan doonaan masuuliyiinta Xukuumadda DDS.
Leave a Reply