Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Cismaan Libaax Ibraahim oo waheliyaam Xildhibaano ka tirsan labada aqal oo ayaa Deeq gargaar gaarsiiyay dadka ay fatahaadu saameeysay ee Degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo.
wasiir kuxigeenka Cismaan libaax ayaa waxuu sheegay inuu kusoo arkay Degmada Dhuubo Xaalad aad u adag oo kamid yihiin Beerihii Magaalada oo ay burburiyeen fatahaada wabiyada waxuuna Dowlada soomaliya ugu baaqay inay Gurmad dag daga lasoo gaarto bulshada Degmada buurdhuubo.
Leave a Reply