Waxaa maanta shir isku yimd saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliaya iyo xoghaayaha madaxa mashariicda hay’adaha gobolka Gedo ahna afhayeenka maamulada gobolka Gedo Cali Kadiye Maxamed.
waxaan shirkaasi lagu cambaareeyay hadalka ka soo baxay Axmed madoobe iyo Hoos joogayaashiisa iyo fargalinta ay kuwadaan maamulka degmada luuq.
Leave a Reply