Axmed Madoobe ayaa kulankiisii ugu dambeeyey la qaatay agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudoonka gudiga shaqada iyo shaqaalaha ee Dowlad goboleedka Jubbaland.
Agaasimayaasha ayaa ka waramay waxa u qabsoomay iyo caqbadaha haysta Maamulka Jubbaland kaas oo hada noqday mid aan Shaqayn.
Leave a Reply