Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS Xildhibaan Xasan Cali Maxamed ayaa Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ka Sagootiyay Ciidamo Kumaandoos ah oo Tababar ku Soo Qaadanaya Dalka Turkiga.
Ciidamadan ayaa ka Tirsan Ururka Afaraad Ee Gorgor Ee Kumaandooska
Tan iyo Markii Xilka Qabtay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya Waxaa ka muuqda in ay socdaan Dadaalo Xoogan oo ku aadan Dib-u-dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Somaliya.
GEDOTIMES ABDIRAHMAN ALFA MOHAMUD
Leave a Reply