Gabar Soomali ah oo xarunta Xalane lagu Toogtay

Xarunta Xalane ee ay kusugan yihiin safaradaha iyo Ciidamada Amisom ayaa waxaa ka dhacday toogasho loo geystay Gabar lagu magacaabo Almaas Elman oo horay u ahayd xoghayihii koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya.

Dilka loo gaystay Almaas Elman ayaan la ogayn cida gaysatay lakiin warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya inay tahay xabad ay soo rideen ciidamada Amisom.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.