
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta kulan Qado sharaf ah u sameeyay Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland, kulanka waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash.
Kulankaan ayaa ahaa kulan looga daabal dagayo Xilka qaadistii Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed).
Leave a Reply