
Waxaa dib loo dhigay Muxaadaradii maanta oo Jimce ah uu magaalada Muqdisho ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijisay wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Khadiija Maxamed Diiriye .
qaar kamida Culumada Muqdisho ayaa ka hor yimid Muxaadarada Shiiq Umul ayakoo sheegay inuu ka masuul yahay dad badan Soomaaliya lagu dilay.
Leave a Reply