Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in gabi ahaanba la joojiyay muxaadaradii barri oo axad ah uu garoonka kubadda cagta Eng Yiriisow ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal sidaas waxaa xaqiijisay wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS marwo Khadiija Maxamed Diiriye .
Leave a Reply