Daawo:Maamulka Gobolka Banaadir oo booqday goobihii waxyeeleyen roobabka

Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay kormeer ku tagay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan meelaha Biyaha roobka fariisteen.

Gudoomiye kuxigeenka labaad ee gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa sheegay in u kuur galayeen xaaladaha qaar kamid ah xaafadaha magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.