Qaar kamida Jaaliyada Soomaaliyeed ee kasoo Jeeda Gobolka Doolo ee Deegaanka Soomalida ayaa waxay ku eedeyeen Jamhada ONLF iyo Qaar kamida Ciidamada Liyuu Boliiska ee deegaanka Soomalida inay Dil iyo barakicin ka Gaysteen Degaanka Neefkuceshe.
jaaliyadaan kasoo jeeda gobolka Doolo ayaa waxay ugu baaqeen Madaxwaynaha Deegaanka Soomalida Mustafe Cagjar inuu wax ka qabto dhibka ay wadaan ONLF iyo Ciidamada Liyuu Boliiska.
Leave a Reply