
Xoghayihii joogtada ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilkii Xoghayanimo wareejiyay, kadib markii golaha Wasiiradu ay baabi’iyeen booska Xoyghayaha joogtada ee Wasaaradaha Xukuumadda.
Leave a Reply