Daawo:Gudoomiye Muuday oo Sheegay Aqalka Sare in Cadaalad Daro lagu dhisay

muuday

Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka ee Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey, ayaa golaha shacabka ka hor sheegay in Aqalka Sare si cadaalad daro ah lagu dhisay Bulshada Koonfurgalbeedna ku xaqiran yihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.