Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2019

No Image

Daawo:Madaxweyne Farmaajo si diiran loogu soo dhaweeyey Addis Ababa

28th November 2019 admin 0
waraabe

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay inay Itoobiya iyo Farmaajo dhul boob wadaan

28th November 2019 admin 0
xeeriliyaha

Beesha Xeer ilaaliyihii Qaranka ee xilka laga qaaday oo Dowladda ku eedeeyay in ay baal martay Awood qeybsiga

28th November 2019 admin 0
aqalka sare

Daawo:Guddoomiyaha golaha aqalka sare ayaa ka qayb galay xafladda qalinjabinta ku dhawaad kun arday

28th November 2019 admin 0
No Image

Madaxwayne farmaajo oo udhoofay Dalka Itoobiya

28th November 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga […]

No Image

Sawiro:Guddiga Farsamada Galmudug oo ku dhawaaqay Waqtiga la xaraynayo odayaasha dhaqanka

28th November 2019 admin 0

Gudiga Farsamada maamul dhisidda Galmudug oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka iyo saxiixayasha xildhilibaannada Galmudug ayaa caddeeyay in maalinta sabtida ah la xareynayo odayaasha si […]

Wasiirad ka tirsan Dowlada Soomaliya oo Abaal marin Caalami ah la gudoonsiiyey

28th November 2019 admin 0

Fawziyo Abikar Nuur Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa Abaal marintan lagu guddoonsiiyey Magaalada Rooma ee dalka Talyaaniga. Abaal marintaan ayaa Labadii sanaba waxaa la guddoonsiiyaa […]

ggeele

Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota oo ku baaqay in shacabka Jabuuti la caawiyo

28th November 2019 admin 0
dab

Daawo:Dab ka kacay Maraykanka oo Soomaali ku dhimatay

28th November 2019 admin 0
No Image

Akhriso:Kenya oo Sheegtay heshiiskii ay lagaleen Madaxwayne Farmaajo inuu Dhaqan Galay

27th November 2019 admin 0

War qoraal ah oo kasoo Baxay wasaarada arimaha Dibada Kenya ayaa waxaa lagu sheegay inay Dowlada Kenya Fulisay Heshiiskii ay Madaxwaynayaasha Dowladaha Kenya iyo Soomaliya […]

Tuuax

Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Hay’adaha Amniga ayaa Hub Iyo Walxahaha Loo Adeegsado qaraxyada kusoo bandhigay Muqdisho.

27th November 2019 admin 0
No Image

Aragti Sharci oo ku saabsan warbixinta iyo soo jeedinta GMB ee Wax ka badalka Hindise sharciyeedka Doorashooinka.

27th November 2019 admin 0

Warbixinta iyo soo jeedinta wax-kabadal ee Guddiga way dheertahay, waxaana dul-istaagaynaa Cinwaanada ugu wayn oo u baahan in aragti sharci laga dhiibto, waxa kalana ay […]

No Image

Beesha Caalamka oo Ka Walaacsan Muddo Kordhinta Goleyaasha iyo Doorashooyinka Somaliland

27th November 2019 admin 0
No Image

Daawo:Odayaasha Dhaqanka iyo Madaxwaynaha Koofurgalbeed ayaa isku raacay kordhinta Xildhibanada

27th November 2019 admin 0

Odoyaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed oo maalmahan shir uga socday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa isku raacay in […]

Taliska Axmed Madoobe oo qaarijiyey Haruun Xasan Madaxay

27th November 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo ayaa waxay Noqotay Kawaanka Shacabka Jubbaland waxaana si isdaba jooga loogu laynayaa Shacabka Jubbaland iyadoo aan loo aabe yeelayn Waxagarad, Culumo iyo Dhalinyaro. […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes