Madaxwaynihii hore ee Puntland Cabdiwali Gaas ayaa Buug uu qoray kusoo bandhigay Magaalada London ee casumada dalka Ingiriiska.
Cabdiwali Gaas oo lagu xasuusto fashilkii iyo maamul xumadii uu u gaystay maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland isagoo Dekadii Magaalada Bosaaso ka iibiyey Shirkad laga lee yahay Imaaradka taas oo wax dayactira aan lagu sameyn mudo Sadex Sano ah.
Leave a Reply