![wasiir mareeye mareeye](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/07/wasiir-mareeye.jpg?resize=640%2C381&ssl=1)
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye oo ka jawaabayay edeyntii uu dowladda u jeediyay Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa sheegay inaan Dowlada Cabdiraxmaan oran wax diin la xariira ka hadal Culimo ayaa ku heysata, arintaadu ma u baahna aftahannimo iyo dad baan is heynaa ee waxaan kuugu nasteexeyn lahaa inaad culimada weydiiso sida aad u towbad keeni lahayd.
Leave a Reply