Daawo:Wasiirka Maaliyadda iyo duqa Muqdisho ayaa si wadajira xarigga uga jaray xarumaha canshuuraha Hodon iyo hawl-wadaag

Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee XFS Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud (Cumar Filish) ayaa si Wadajir ah xariga uga jaray xarumaha canshuuraha.

Wasaaradda Maaliyadda dalka ayaa dhismaha xarumahaan ka hirgalisay degmooyinka Hodan iyo Howl-Wadaag.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.