Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaliya ayaa lagu sheegay inay wasaarada warfaafinta u xilsaaran tahay Dhaqanka wasaaradda, wasaarada waxbarashaduna shaqo kuma lahan.
Dhanka kale Wasiirka waxbarashada Soomaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa ka qayb galay Xaflad lagu daahfuraayey guddiga sare ee waxbarashada, dhaqanka iyo Seyniska oo lagu qabtay Muqdisho.
Muuqaalkii Wasiirka waxbarshada ee ay duubtay warbaahinta qaranka oo lasoo dhigay Facebooga iyo youtube Telefishinka qaranka ayaa laga saaray qilaaf soo kala dhexgalay Labada wasiir Mareeye iyo Goodax.
Warsaxafeedkii wasaarada Warfaafinta hoos ka Aqriso.
Leave a Reply