Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Rag ka tirsan Argagixisada Shabaab inay Caawa weerareen Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho kuwaas oo ku hubeysan qoryaha fudud iyo Bambooyin.
Inta la xaqiijiyey waxaa jira dhimasho hal qof ah iyo dhawaac aan badnayd oo gaysteen kooxda Argagixisada shabaab waxaana hotelka SYL laga soo bad baadshay dad tiradooda gaarayso 90 Qof.
Ciidamada Amniga ayaa ku guulaystay inay Dilaay labo kamida Argagixisada Shabaab kuwa kalana waa la baahsanayaa sida ay sheegayaan Laamaha Amniga.
wararkeena dambe kala socda warar Dheeraad ah
Leave a Reply