Daawo:Xildhibaan Sakariye Gaashaan oo baaq nabadeed u diray walaalaha ku dagaalamaya gobalka mudug

dagaal

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacbka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u diray dadka ku dagaalamaya deegnaanada  Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee Gobolka Mudug.

Xildhibaan Sakariye Gaashaan iyo Xildhibaano kale oo ka tirsan Golaha Shacbka ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaalka kaasi oo waxyeelo kasoo gaaray gaartay dad rayid ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.