Musharaxa Madaxwayne kuxigeen Galmudug Saadiq Cabdullahi Xaaji Xaashi ayaa socdaal ku marnay deegaanno badan oo Galmudug ah sida Dhabbad, Xeraale iyo Balanballe. Waxaana ahaa safar dheer oo uu Musharaxa Saadiq laba arrimood daarranaa waa mide in aan u kuur galno xaaladda nololeed ee dadka waraysanno oo aan baahidooda ogaanno, tan labaad waxay ahayd in aan gaarsiinno barnaamijkeenna siyaasadeed iyo qorshaheenna ku aaddan Galmudug.
Leave a Reply