Afhayeenka Ciidanka Asluubta oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in shaqo joojiyay lagu sameeyay Jeneraal Xirsiile oo ahaa Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Xamar.
Sidoo kale Afhayeenka ayaa waxaa uu tilmaamay Guddi baaritaano ah loo xilsaaray Eedeyntii loo jeediyay Taliye Xirsiile, taasi oo ku aadan inuu Isbitaalka ku yaalla Muqdisho.
Leave a Reply