Agaasimaha Warbaahinta Gobolka Gedo oo Muqdisho soo dhaweyn loogu sameeyey

Magaalada Muqdisho Waxaa xaflad soodhawayn ah oo loogu sameeyey sameeyey Agaasimaha warbaahinta gobolka Gedo Rubaan Ali Farah.

Munaasabadaan lagu soo dhaweynayey Agaasime Rubaan Cali ka qayb galay Masuuliyiin ka tirsan warbaahinta Soomaliyeed, aqoonyahano iyo Dhalinyaro kamida ganacsatada Soomaliyeed.

Soodhawayn ismarxabayn iyo isbarasho kadib waxaa xigtay is-xogwareeysi iyadoo ay aqoonyahannada agaasimaha soodhaweeyey siiyeen warbixinno badan iyo xaaladda muqdisho, isagune ay ka dhageysteen war bixin laxiriirta xaaladda deegaanka uu kayimid iyo guud ahaan jubaland.

Ugu dambayntii agaasimaha ayaa uga Mahadceliyey Wariyaasha, agaasimyaasha warbaahinada kala duwan iyo Ganacsatadii Muqdisho kusoo dhaweysay kulankna waxuu kusoo dhamaaday Guul.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.