Shacabka Soomaliyeed ee Puntland gaar ahan kuwa Gardafuu ayaa waxay Mudo la xarbaniyaan sidii ay ku furi lahaayeen wadooyinkii Bulshada Isticmaali jirtay waxaana Jaray Roobab.
Shacabka Gaardafuul ayaa awood u waayey inay Gacmahooda ku qaadaan Dhagaxaan waa wayn oo wadooyinkii hal bowlaha u ahaa isu socodka Bulshada waxaana Go’ay Daawadii iyo Cuntadii daruuriga ahayd wax gurmad ah oo Maamulka Puntland uga yimidna majiraan.
shacabkaan Wadooyinka ka xirmeen ayaa ayakoo ilamada kasocoto waxay Baaq u direen dowlada Soomaliya waxayna ka codsadeen inay Gurmad dag daga lala soo gaaro.
Leave a Reply