![shiine](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2019/12/shiine.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka badda XFS Marwo Maryan Aweyn jaamac ayaa xafiiska kulan kula qaadatay ganacsato u dhashay dalalka China iyo South Korea kuwaa oo doonaya in ay maal-gashi ku sameeyaan xeebaha dalkeena.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply