xilibaanada barlamaanka 1aad ee dowlad goboledka jubbaland oo warsaxafadeed ka soo saaray dhowr qodob xaladaha deegaanada iyo mamamulka jubbaland warsaxafadedkaani ayaa wuxuu u qornaa sidaan.
Xilibanada barlamaanka 1aad ee dowlad goboleedka jubbaland markii ay arkayn dhibaatooyinka ka taagan deegaanada maamulka jubbalan iyo dorashadii dhawaan ka dhacday xarunta ku meel Gaarka ah jubbaland ee kismaayo ayaa sheegay in si sharci ah u dhicin doorashadaas hal shaqsina is doortay iyo dadka deegaanka ay gaajo iyo macluul ku haysato deeganada jubbaland waa sidee warsaxafadeedka ku sheegayn xilibaanada oo kulan ku yeeshay manta magalada mugdisho.
dhanka kale xilabanada ayaa baaq u diray dowlada fadaralka somaliya iyo dhamaan hay.addaha daneeya deegaanada jubbaland in si dag dag ah ugu soo jawaabaan dhibaatooyinka ka taagan deegaanada jubbaland iyo cabashada xilibaanada.
ugu dambayntii warsaxafeedka ayaa waxay ku soo xirayn in xuquuqda shacabka iyo xuquuqda xilibaanada mamulka jubbaland ay caqabad wayn ku hayaan madaxda sare ee dowlad goboledka jubbaland abdirahman alfa mohamud Gedotimes.com
Leave a Reply