Daawo:Jabhada ONLF oo iska Fogaysay inay ku lug leedahay Dagaal Dad shacabka Lagu Laayey

onlf

Dhawaan Bay ahayd markii Rag ku labisan Dareenka Ciidanka Boliiska Deegaanka Soomalilada ee loo Yaqaano “”Liyuu Boliis”” ay dad shacabka ku laayeen Deegaano ka tirsan Gobolka Qoraxay iyo Doolo.

Afhayeenka Jabhada ONLF Halgamaa Abdi qaadir xassan Hirmooge ( Cadaani Hirmoge) oo warsaxaafaded bixiyay ayaa waxuu kaga hadlay Dagaalka qasaaraha gaystay waxuuna cadeeyey inaysan Jabhada ONLF aysan ka qayb galain laynta shacka Soomaliyeed loona baahnayd dagaal dhex mara Soomalilada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.