Daawo:Maxwayne Mustaf Cagjar oo loogu baaqay inuu wax kaqabto Dhibka Liyuu Booliiska

Madaxwaynaha Deeganaka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa waxaa loogu baaqay inuu wax ka qabto Dhibaatada Ciidamada Boliiska ee Deeganka Soomaalida ee loo yaqaano “”Liyuu Booliis”.

Siyaasi Cabdi Maxamed Warsame “Deeq Faandhe” ayaa waxuu sheegay inay Ciidmada Liyuu Booliiska tacdiyo isugu jir Dil iyo dhac u gaysteen dad shacaba, waxuuna Mdaxwaynaha Deegaanka Soomalida ka codsaday Inuu wax ka qabto dhibka ay Gaysanayaan Ciidamada ku labisan Dareenka Liyuu Booliiska.

Waxaa kaloo Siyaasi Deeq Faandhe sheegay inaan la joogin xiligii Shacabka Soomaliyeed islayn lahaayeen balse la joogii xiligii Soomali u midoobi lahaayeen Cadowga Itoobiya gudaheeda ku laynaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.