Shiekh Mohemad Shakir Ali Hassan Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyay madaxtooyada Galmudug 20 ka Xildhibaan Ahlusuna kuna yeelatay Barlamaanka Galmudug, kuwaas oo Madaxda Ahlusuna Waljamaaca maalmo kahor ay soo gudbiyeen Magacyadooda
Madaxa Xukumadda Galmudug Dr Shiekh Mohemad Shakir Ali Hassan ayaa Xildhibaanada kula dardaarmay in si daacada ugu adeegaan Bulshada Galmudug.
Leave a Reply